Hambalyo Meherka Cabdikariim Axmed Nuur (Boosniya) Iyo Najax Diiriye Maxamed

MEHER WACAN

Caamir Gaaxnuug Warmahaye, Cabdicasiis Maxamed Caydiid, Shucayb Yuusuf Xuseen, Axmed Maxamed Maxamuud (Tiim), Xasan Maxamed Ibraahim, Cabdifataax Ibraahim Cumar, Mustafe Maxamuud Ordaaye, Siciid Axmed Sheekh Cabdi, Abaadir Maxamuud Habbane Iyo Samiir Xasan Maxamed.

Dhammaan Dadkaasi Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka:

Cabdikariim Axmed Nuur (Boosniya)

Iyo Najax Diiriye Maxamed

Oo 15/12/2017 Meherkoodu Ka Dhacay Burco. Waxaanay Leeyihiin Noqda Kuwii Aqalgalkooda Ku Gaadha Bashbash Iyo Barwaaqo. Aamiin… Aamiin… Aamiin

Share Button
Please follow and like us:
0