Berbera News | Daily News Update

Hambalyo Meherka Cabdixakiim Maxamed Xasan Iyo Dr. Hoodo Abokor Diiriye

Siciid Axmed Cabdi (Bigi), Mustafe-faro Maxamed, Maxamed Jaamac Xasan (Xato), Cabdixakiim Xasan Yuusuf (Quule), Cabdirisaaq Ismaaciil (Libaaxo), Cabdirisaaq Muuse Dalab, Maxamed Ismaaciil, Siciid-kuusay, Maxamed Cabdillaahi Dalmar iyo Xaaskiisa, Axmed Cabdiraxmaan Cadami iyo Xaaskiisa, Xamse Yuusuf Cali, Cabdiraxmaan Axmed Sheekh Cabdi, Cumar Axmed Sheekh Cabdi iyo Xaaskiisa, Abdiraxmaan Jaamac Xasan, Cabdiwahab Aadan Cali, Maxamed Axmed Sheekh Yoonis, Maxamed Cabdirsaq Sheekh Yoonis,  Cabdiqadir gaaz, Maxamed Mahdi Xasan, Cabdifataax Mahdi Xasan, Jaamac Maxamed Cabdi Hawse, Xaashi Cali Xaashi, Maxamed Cali Xaashi, Amiin-gaab, Cabdiraxmaan Xuseen Ismail iyo Xaaskiisa Cumar Jaamac Xasan iyo Xaaskiisa, Khadar Muxumed Huriye. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Cabdixakiim Maxamed Xasan

Iyo

Dr. Hoodo Abokor Diiriye

Oo 05/10/2015 meherkoodu ka dhacay Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin..Aamiin…Aamiin

Meher