(Berbera news) Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Cabdixakiin X. Cumar Camey ayaa sheegay in aanay magaalada Buuhoodle ka degi karin diyaarad aan amar ka haysan Maamulkooda, isla-markaana waxa uu ku dooday inay Buuhoodle xukumaan.
HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO.
Berbera news.
Please follow and like us: