Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida oo uu kamid yahay wasiirka maaliyadda , madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, mas’uuliyiin ka socotay dalka Kenya, dad shacab ah iyo odeyaasha dhaqanka.
Waxaana waddooyinka magaalada Jigjiga lagu sharxay calanka ONLF iyo calanka Dowlad Deegaanka Soomaalida.
Previous Post"Caqli laawe, adigu jadaanad ogayn wixii dhacay miyaanad cidna waraysan" Madaxweyne Biixi
Next PostMadaxweyne ku xigeenka Somaliland oo gaadhay London
Related articles
An International Aid Agency in Somaliland is accused of Having Hidden Agenda’s Family Issues
adminJul 25, 2013
“Kama Filaayo In Xuuto uu Aniga I Difaaci Doono Ama Xaqayga Raadin Doono Lamana Yaabini Ribada Iyo beenta uu iga Sheegaayo” Weriye Coldoon
berbera1Feb 16, 2019