|

INAA LILAAHI WA INAA ELEEYHI RAAJICUUN: ARXUUM YUUSUF SALEEBAAN KAAHIN

Custom Search

 

TACSI

INAA  LILAAHI  WA INAA  ELEEYHI  RAAJICUUN

Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxay tacsi u dirayaan

iyagoo ka tiiraanyeysan Qoyskii, Caruurtii iyo weliba eheladii uu ka baxay MARXUUM  YUUSUF SALEEBAAN KAAHIN oo shalay  15-06-2012 ku geeryoodey Magaalada Hargeysa.

 

Waxaanu Ilaahay uuga baryeynaa in naxariistii Janada ka waraabiyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan  kasiiyo ………….. …AAMIIN.AAMIIN…………….AAMIIN.

1-    Cali Jaamac Diiriye

2-    Cumar Jaamac Diiriye

3-    Fu’aad Jaamac Diiriye

4-    Naasir Jaamac Diiriye

5-    Cusmaan Jaamac Diiriye

6-    Colaad Jaamac Diiiriye

7-    Cabdi  Jaamac Diiriye

8-    Xuseen Jaamac Diiriye

9-    Ibraahim Jaamac Diiriye

10-Rashiid Jaamac Diiriye

11-Hooyo Cibaado Aadan

     12-Amran Jaamac Diiiriye

     13-Aamina Jaamac Diiriye

     14-Cabdale Siciid dalmash

 

BY Cali jaamac Diiriye.

 

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=17279

Posted by on Jun 16 2012. Filed under QORMOOYIN. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta