Kooxda Real Madrid oo qaaday koobka kooxaha Yurub

Ciyaaraha-(Berberanews)-Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka kooxaha Yurub.

Ciyaartii kamadambayska ahayd ayay dheeleen kooxda Athletico Madrid.

Ciyaartan ayaa ka dhacaysay garoonka Milan ee dalka talyaaniga.

Gool iyo gool ayay ku dhamaaday xiligii caadiga ahaa ee 120-ka daqiiqo. Ka dibna waxaa lagu kala baxay gool kulaad ay ku badisay Real Madrid.rrrrrrrr

Share Button
Please follow and like us:
0



%d bloggers like this: