Maayarka Degmada Seyla oo ku dhaawacmay shil baabuur

Hargeysa(Berberanews)-Maayarka Degmada Seyla oo ka tirsan gobalka Hawd ayaa ku dhaawacmey shil gaadhi ka dib markii gaadhigii uu saarna uu la dhacay

Gaadhiga ayaa waxaa uu gudoomiyaha degmada Sayla uu kula dhacay meel u dhaw magaaladaasi , waxaana gaadhiga la saarnaa afar  qof oo kale balse wax ku dhintey ma jiro marka laga yimaado dhawaca dadkaas iyo gaadhigii oo burburey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan..

Share Button
Please follow and like us:
0