Maayarka Hargeysa: Hanti-dhawrku shaqadooda ayay qabsadeen

Hargeysa (Berberanews)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” ayaa ka hadley baadhitaankii maalintii shalay ahayd ay xarunta Dowlada hoose ee Hargeysa ay ka bilaabeen saraakiil ka socda Hanti Dhowrka guud ee qaranka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




%d bloggers like this: