Machadkan
Waxaa loogu bushaaraynayaa walaalada Somaliyeed ee Qurba joogta ah in loofuray Machad online ah ( maqal iyo muuqaal ah) oo lagu baranayo Quraanka kariimka ah, Carabiga iyo Tarbiyada Islamka, adi goo jooga gurigaaga.
Magaca machadku: Calami99
Warbixinta machadka
Machadkan waxaa lagu bartaa:
Quraanka Kariimla ah
Tajwiidka Quraanka
Hingaadda Carabiga
Luuqada Carabiga
Tarbiyada Islaamka sida:
Towxiidka
Fiqiga
Xadiiska rasuul ka s. c. w
Iyo ducooyinka nolol maalmeed ka ah
Intaa waxa kuu dheer
Maxaadarooyin Diini ah
Wacyigalinjoogta ah
Machadkan waxaa loogu tala galay walaalada Soomaaliyeed ,meel walba oo ay joogaan caalamka
Waqtiga Machadka
Waa 24 ka saacadood
Waqtiga aad doonto iyo saacada aad rabto
Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka
Lacagta Machadku qaado waa sidan:
$30 Doolar Bishiiba , waa hadii aad wiiga oo dhan dhigatid
$20 Doolar Bishiiba, waa hadii aad wiiga 3,maalmood joogto Ama 2 maalmood dhigatid
Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay
Computer
Internet
Microphone ama sameecad
Web kamera.
markaad qalabka aad diyaarsato fadlan
kalasoo xidhiidh tilifoonadan oo bilaash kuu ah adiga ama (free) si aan kaaga caawino dhanka farsamada .
TEL: 0015854208183 ama 0014197120510 ama telefoonka 00252 4102703
Goobta uukuyaalo machadku waa : Hargaysa
Wixii faah faahin ah: Email: buuh3344@hotmail.com


