Berbera News | Daily News Update

Madaxweyne cagjar oo loogu baqay in uu is casilo

Dhacdooyinkii u danbeeyay ee isbedellada Geeska oo haatan ku waajahan ismaamulgoboleedka DDSI

Kolkuu Madaxweynuhu Soo Gaadhay JIGJIGA Wuxuu Shir La Galay Haayadaha Amaanka Heer Deegaan & Heer Federal Wuxuuna Ku War-geliyey Iney Amaanka Caasimadda & Guud ahaan Deegaanka Gacan bir ah lagu Qabto, maadama HEEGO Ay Aad Iskaga Abaabulayso Dacaladda Aduunka Iyo Dalka Gudihiisaba, Sidoo Kalena Lacago Aad U Badana ay Qeybinayso, Suura-galna Tahay In Ay “HEEGO”Fulin Doonto Falal Lamid ah Kuwii 4 Augost.

⭐ Shirkaas Kedib Shir Madaxweyne Mustafa & Madaxweyne Ku Xigeen Hon ADEN FARAH Waxay Shir Albaabaddu U Laaban Yihiin Saxaafaduna Dibad Joog Ka ahayd La Galeen Golaha Wasiiradda Heer Deegaan Shirkaas Oo Laga Yaabo…

Labada Shirba Wixii Kasoo Baxa Shacabku Inuu Ogaal U Ahaado Ballan Weeye.

Ugu Dambayn Shacabka Deegaanka U Dhashay Qurbe-joog & Qolqol Joog Dareenkoodda Ha Dejiyeen Laamaha Amaankana Hala Shaqeeyeen Dalka Xasiloonidiisa Inaggu Ay Ka Ilaashano Kuwii Shalay Caasimadeena Dad Iyo Duunyo Wixii Taalay Gubay.

HEEGO LABA JEER YEYSAN INA GUBIN !

Shirka Hore Ee Golaha Amaanka Heer Deegaan & Heer Federal Iyo Kan Golaha Dawladaba Waynu Ogaan Doona Qodobadda Kasoo Baxa