Berbera News | Daily News Update

Madaxweyne Geelle: Ma Ogolin In DP World Ay Horumariso Marso Cusub

Djibouti (Berberanews)- Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafkii u dhexeeyay Shirkada Dp World isagoo sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in Shirkada Dp World ay horumariyaan Deked kale.