Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo gaadhay London

London (Berberanews)– Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




%d bloggers like this: