Madaxweyne-Kuxigeenka Somaliland oo Hargeysa casuumad ugu sammeeyay Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa(Berberanews)-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof” Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalada waxaana munaasibad casho sharaf ah uu la qaatay Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

Share Button
Please follow and like us:
0