Madaxweyne Obama oo sharfay Macalinka Sanadka 2012 ee dalka Maraykanka
Custom Search
Washigtone-(Berberanews/Waxbarashada)- Madaxweyne Obama oo sharfay Macalinka Sanadka 2012 ee dalka Maraykanka oo loo aqoonsaday haweenay magaceedu yahay Rebecca Mieliwocki oo dhigta luuqadda Ingiriisiga, kuna nool Los Angeles.
Madaxweyne Obama oo ka hadlay xaflad Aqalka Cad loogu sammeeyay waxa uu sheegay Mieliwocki inay ka midho dhalisay rajo weyn oo ay qabtay fasalkeedii todobad, laakiin waxa xusuus mudan in iskuulku yahay wax cajiiba.”ayuu yidhi Madaxweyne Obama.
Watch Video
Short URL: http://www.berberanews.com/?p=14650
Posted by admin
on Apr 24 2012. Filed under Waxbarashada.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
Both comments and pings are currently closed.



-
Designed by