Madaxweynihii hore ee DDSI oo la xaqiijiyay goobta uu ku suganyahay

JigJiga (Berberanews)- Wararka hada naga soo gaadhaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomalida Cabdi Maxamuud Cumar uu wali ku sugan yahay magaalada Addis Ababa.

Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan meesha uu kaga sugan yahay caasimadda.

Wararka qaar waxay sheegayaan in uu ku sugan yahay guri uu qoyskiisu ka sii daganaa magaalada Addis Ababa, balse si madax bannaan looma xaqiijin karo.

Share Button
Please follow and like us:
0