“Madaxweynuhu xilka ha ka qaado Wasiirka Arrimaha Debedda iyo Safiirka” Guddoomiye Cirro

Hargeysa (Berberanews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Shirkad Maalgashi oo laga hirgaliyay Dalka Imaaraadka waxaana shirkadaasi ku tilmaamay Mid la xidhiidha Musuq-maasuq oo lagu dhacayo hantidii umada.

Sidoo kale Gudoomiye Cirro ayaa Madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu xilka ka qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button
Please follow and like us:
0