Berbera News | Daily News Update

Magacyada 15ka Haween ee Dunida ugu qanisan iyo dhaqaalaha ay haystaan Q.2aad

  1. Jacqueline Badger Mars $20 Billion

Jacqueline Badger Waxay dhaqalaha ka heshay shirkadda Mars oo ah tan adduunka ugu weyn ee soo saarta nac naca iyo waxyaabaha macmacaanka ah, taasoo ay saami kula yahay laba wiil oo ay dhashat, waxaanay shahaado Degree ah ka qaadatay Cilmiga Bulshada, maantana waxay ka mid tahay haweenka dunida ugu taajirsan.

Jacqueline Badger

  1. Gina Rinehart $17.7 Billion

Gina oo u dhalatay Australia waxa dhaqaalaha ka heshay mashaariic ku saabsan birta iyo dhuxusha oo ay ka hirgelisay qaybaha waqooyi ee dalka Australi. Birta iyo dhuxushana waxaa hindisay aabaheed oo ay ka dhaxashay dhaqaalaha intan lee gee ay kaga mid noqotay haweenka dunida ugu qanisan.

Gina Rinehart

Gina Rinehart

Gina Rinehart

Gina Rinehart

  1. Susanne Klatten $17.4 Billion

Susanne Klatten waa gabadha ugu taajirsan haweenka Jarmalka, waana saamilayda ugu weyn ee shirkadda dawooyinka iyo kiimikada ee Altana, iyadoo xilligii ay ka mid ah boodhka u sarreeya shirkaddu waxay ka mid noqotay mid ka mid ah kuwa ugu sarreeya adduunka sannadkii 2006.

La soco

Susanne Klatten

Susanne Klatten