Berbera News | Daily News Update

Markabkii ugu waynaa abid oo ku soo xidhay dekeda Berbera

Berbera (Berberanews)– Waxaa maanta dekeda magaalada Berbera ku soo xidhay Markabkii ugu waynaa abid ee sida sibidh dhan 74-kun oo tan oo ka yimi wadanka Cumaan, ganacsatada waxkala soo dega dekeda Berbera ayaa ka hadlay markabkan way nee sida sibidhka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka