Berbera News | Daily News Update

“Markii Berbera La Dhaafiyay In Ceelal Laga Qodo Waxaan Ku Dhiiraday Inaan Dib Ugu Soo Celiyo Mashaariicdaas Si Aad Idinkuna U Faraxdaan ” Saleban Cali Koore Wasiirka Biyaha

Berbera(BN)”Rag Badan Waxaan u Malaynayaa Kumay Dhiiradeen In Nin Meesha Uu Ku Dhashay Mashaariicdii Lagu Qoray Intuu Kasoo Qaado uu Gobol Kale oo aanu Dhalasho Ahaan Kasoo Jeedin U soo Wareejiyo,Laakiin Waan ku Dhiiraday Anigu” Sulayman Yusuf Koore Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha

 

“Markii Berbera La Dhaafiyay In Ceelal Laga Qodo Waxaan Ku Dhiiraday Inaan Dib Ugu Soo Celiyo Mashaariicdaas Si Aad Idinkuna U Faraxdaan ” Saleban Cali Koore Wasiirka Biyaha