|

Marwada Koowaad ee Dalka China oo Baarashuud dhulka ku soo caga-dhigatay ka dib 13 maalmood oo ay Hawada sare ku maqnayd.Video

Custom Search

China-(Berberanews)-Marwada Koowaad ee Dalka China Liu Yang, oo ka mid ah cir-bixiyeenada dalkaas, ayaa soo caga-dhigtay dhulka ka dib markii ay muddo 13 maalmood ah ku maqnayd hawada sare oo Baarashuud kaga soo dhaadhacday.

Marwo Liu Yang, oo da’deedu 33 jir tahay iyo laba cirbixiyeen oo ka mid ahaa  ayaa maanta oo Jimce ah dhulka yimi, kuwaasoo raacay Dayac-gacmeed cusub oo dawladda China ku guulaysatay inay  hawada sare dhigto.

Daawo Video-gan

On solid ground: Liu Yang is given a hero's welcome after becoming the first female Chinese astronaut to complete a mission into space

Making history: A thrilled Ms Yang clambers out of the capsule after helping to pave the way for her country's developing space programme

Suited, seated and saluted: The astronauts pose with their worse-for-wear capsule in the Mongolian sunOn solid ground: Liu Yang is given a hero's welcome after becoming the first female Chinese astronaut to complete a mission into space

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=17970

Posted by on Jun 29 2012. Filed under WARARKA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta