Maxaa ka jira in ay xidhantay Safaaradii Somaliland ku lahayd magaalada Adis-ababa.

Adis Ababa (Berberanews)-Safiirku ku xigeenka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Maxamed Cabdikariim oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa si adag uga hadlay warar maalmihii u danbeeyay siwayn loo hadal hayay oo sheegayay in ay xidhantay Safaaradii Somaliland ku lahayd magaalada Adis-ababa.

Sidoo kale safiir ku xigeenka ayaa ka warbixiyay u jeedada safar uu ku jooga dalka ingiriiska.

Share Button
Please follow and like us:
0