Berbera News | Daily News Update

Maxay tahay sababta uu u guursan la’yahay jilaaga caanka ah ee Salman Khan?

Waxaa dad badan oo daawada aflaanta Hindiga aan ka qarsooneyn in jilaaga caanka ah ee Salman Khan uusan guursanin waligiis.

Salman Khan oo ay da’diisu tahay 53 sano, loogana bartay aflaanta Hindiga ee jaceylka iyo dagaalka ku saleysan ayaa su’aasha ugu badan ee la weydiiyay noolashiisa waxaa la sheegay inay ahayd sababta uu u guursan waayay, waxana marar badan su’aashaas weydiiyay warbaahinta dalka Hindiya oo in muddo ah doonayay inay ogaadaan waxa jilaagan ku kalifay in uusan ku dhiiranin in uu guursado.

Salman Khan oo dhowr jeer la weydiiyay sababta uu u guursan la’yahay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay, isagoona horay u sheegay in sababta uu u guursan la’yahay ay tahay dhaqaalaha guurka ku baxa oo ka badan intii ay ku guursan jireen dadkii hore.

Hase ahaatee, jawaabtaas ayey dad badan ay u arkeen in Salman uu isaga jeedinayo indaha shacabka iyo taageerayaashiisa, maadaama jilaaga uu kamid yahay jillayaasha ugu hantida badan dalkaas, ayna jirin sabab ku kalifi karta in dhaqaale la’aan uu u guursan waayo.

Bale warbaahinta dalka Hindiya ayaa maalmihii lasoo dhaafay hadal hayay xog hoose oo ay ka heleen qoyska Salman khan.

Xigasho Bbc Somali