Berbera News | Daily News Update

Maxkammadda Hargeysa oo xukuntay dad xawayaanka diinka ugaadhsaday

Hargeysa-(Berberanews)-Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa xukun ku riday 5 Nin oo ay laba Maqan tahay, kuwaasoo lagu qabtay Ugaadhsiga Diinka.

Dacwada ka dhanka ah eeddeysaneyaashaas oo ay Maxkamaddu dhegeysatay Isniintii shalay, ayaa qaraarka ka soo baxay waxa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Cabdirashiid Beer-geel.

Halkan ka Daawo: