Millateriga Somaliland oo digniin u diray Puntland

Hargeysa(Berberanews)- Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa digniin adag u direy Maamul-goboleedka Puntland oo uu sheegay inuu ku hawlan yahay carqaladaynta doorashada Madaxtooyada Somaliland, isla markaana ku hanjabayey maalmihii u dambeeyey inuu soo weerari doono goobaha doorashada ee Bariga gobollada Sool iyo Sanaag.

Share Button
Please follow and like us:
0