Muxuu daaranyahay kulan dhexmaray Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland iyo Guddiga Dhaqaalaha?

Hargeysa(Berberanews):- Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, waxaanay kulankooda oo albaabbadu u xidhnaa markii uu soo dhammaaday Warbaahinta la hadlay Wasiirka iyo Guddoomiyaha Guddigaas.

Waxay labada Masuul Sharraxaad kooban ka siiyeen Saxaafadda waxyaabaha ay kulankooda albaabbadu u xidhnaayeen kaga wadahadleen, waxaanannu Warkooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Share Button
Please follow and like us:
0