Berbera News | Daily News Update

Nin u dhashay Kenya oo ku islaamay Laascaanood

Laascaanood-(Berberanews)-Masjid-jaamaca weyn ee magaalada Laascaanood, ayaa maanta shahaadada Islaamka loogu qabtay nin u dhashay dalka Kenya oo macalin ka ah  iskuulka sare ee Gateway oo ku yaal Laascaanood.

Ardayda iskuulka, Macalimiin iyo culimo kala duwan ayaa ka qaybgalay markii maanta ninkan diinta Islaamka qaatay shahaadada loogu qabtay Masjidka.

Halkan hoose ka daawo.