Berbera News | Daily News Update

Ogaysiis: Kooxda Xidigaha Geeska iyo Showga Munaasibadda Ciidda

Berberanews-Ha Moogaan inaad ka qaybgasho SHowga Maalinta Ciidda Habeenimadkeeda iyo Xiddigaha Geeska oo aan u kala hadhin inay kaa haqab-tiraan heeso tiro badan oo cusub.

Fannaaniinta  Xiddigaha Geesku , waxay ku leeyihiin waan hubnaa inaanu kuu hagarbaxayno oo uu Muusiga kuu Garaacayo Macalinka Muusishanka da’da yar ee Axmed-weli Ibraahin Furinle.

Ha ka qadin Maalinta Sallaasada 15ka Bishan ee Ciidka Habeennimadeeda iyo Hudheelka Crown ee ee Cidhifka Galbeed kaga beegan Caasimadda, qiimuhu waa $15 dollar oo keliya.

Hadaba, ha moogaan inaad nasiib u yeelatao Showga Hargeysa iyo Habeenka Hodan Abdiraxmaan iyo Xiddigaha Geeska.

WIXII MACLUUMAAD AH KALA XIDHIIDH 0634638842 AMMA 0634009977.

SHOWGA XIDDIGAHA