|

Ogeysiis: Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo 10-ka Bisha tegaya Stockholm

Custom Search
Maalinta Axada ah ee taariikhdu ay ku suntantay 10-ka bishan Juni 2012 ayaa waxaa
gagadda caalamiga ah ee diyaaraduhu ka taadan ee (Årlanda International Airport)
caasimadda carigan sweden ee Stockholm ayaa waxa soo cago dhigan doona wafti uu
hogaaminayo Madaxweyne Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillahi.
 
Maalinita Isniinta ee 11jun waxa waftigu lakulmi doonaa Bulshada
S/Land ee dalkan Sweden
taas oo Wafigu warbixin xaalada guud ee Dalku marayo
 
Goobta kulanku ha dhici doono waa Kista träff
 
Waqtiga waa 16:00-21:00
 
Waftigan inta uu joogo dalkan Sweden ayaa wuxuu ka qayb gali doona dood lagu
qaban doono aqalka baarlamaanka dalan sweden oo lagaga hadalidoono koboca dhanka
horumarka ee ka jira somaliland, kaas oo maalinta salaasada ee 12Jun
lagu qaban doono
aqalka baarlamaanka saacaddu marka ay tahay 13-15 ciwaankuna waa (Mittpoolen,
Riksdagshuset Östra).
 
 Akhristayaal hadii aad aad ku sugan tihiin dalkan sweden oo aad
xiisaynayo in aad
ka
gudiga
 
Safiirka S/Land Sweden Rooda Jaamac.
 
Aydaruus Sh aadan
 
Hussien Wadaadyare
 
Abdirasaq Obsiye
 
Mustafe Ismail
 
Abdilaahi Aw Adan
 
Xafiiska Boramanews Ee Stockholm
 
Alla Mahad Leh
 
 
 
Gudoomiyaha
 
Zakarie H Wacays

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=16921

Posted by on Jun 9 2012. Filed under QORMOOYIN. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta