|

Ogyeysiis:Maalinta Ururka Batalaale iyo Norwey

Custom Search


Salamau calaykum
Waxaan xubnaha Batalaale iyo dadweynaha reer Norway la socodsinayaa in uu ururka Batalaale qaban doono hadii alleh yidhaah BATALAALE DAGEN/MALINTII BATALAALE 24.06.12 sacada 10:00-19:00. Waxyaalo kale duwan ayaa dhici doona malintaas oo ay ka mid tahay koob kubadeed, ciyaaro kale duwan oo caruurta loogu talo galay, shir sanadeedkii Batalaale. Waxa lagu qabanayaa ROMMEN AKTIVITETSHUS oo ku yaala stovner bydel. Waxaad soo raaci kartaa T-bane 5 Vestli oo kaga dag Rommen. Hadii aad faahfahin u bahan tahay nala soo xiriir. dhalinyarada doonaysaa inay ka qayb qataan koobka kubada waxay la soo xidhiidhi dhalinyarada ururka ee noo qabilsan qabanqaabinta koobka.

 

Norsk

Batalaale humanitære organisasjon informerer sine medlemmer, samarbeidspartnere og interesserte om at ”Batalaale dagen” vil arrangeres 24.06.12 kl 10-19 på Rommen. Det vil inshallah bli en innholdsrik dag med fotball cup for barn, unge og voksne, årsmøte for batalaales medlemmer, lek og moro for barn, matservering og mye mer.

Vi arrangerer i år fotball cup i 7-manns for 1.gang og ønsker alle om å melde seg på. Det er kun plass til 14 lag og vinneren vil belønnes med PREMIE av god kvalitet. Det koster 500 kr for hvert lag som direkte går til foreldreløse barn.

Du kommer deg til Rommen aktivitetshus ved å ta linje 5 t-bane mot vestli og går av på Rommen stasjon.

Du kan melde deg på fotball cup på følgende måter:

- Send oss email via kontaktlinken på www.batalaale.com
- Kontakt vår aktivitetsansvarlig på mob 45292220/40085798

Alle lag må forskuddsbetale kr 500 for å kunne delta på turneringen.

Ta med hele familien og opplev Batalaale dagen sammen med oss.

Aswrwb/ Mvh/ Sincerely
Batalaale development organization

Hassan M. Abdi
www.batalaale.com
info.batalaale@gmail.com
+47 97154699

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=16844

Posted by on Jun 6 2012. Filed under QORMOOYIN. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta