Ciyaaryahan Aguero oo sheegay in uu ka tagi doono Kooxdiisa Atletico Madrid.

Weeraryahanka u dhashay wadanka Argentin islamarkaana u ciyaara kooxda ka ciyaarta horyaalka dalka Spain Atletico Madrid. ee Sergio Aguero ayaa ku dhawaaqay in uu ka...

Sir Alex Ferguson: Mar Kasta Xal Ayaa Loo Hayaa Ciyaaryahan Kasta Oo Fiican sida Messi.

Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa aaminsan in kooxdiisa ay aamusin doonta laacibka Barcelona Lionel Messi ciyaarta finalka ee Champions...

Mourinho oo shaaca ka qaaday inuu danaynayo ciyaaryahan Ibrahimovic

Tababaraha Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqay inuu si weyn u doonayo inuu markale tababare u noqdo kuna dagaal galo xili ciyaareedka soo socda ciyaaryahanka reer Milan...

Barcelona Oo Safar Deg deg ah Maanta Ugu Ambabaxeysa London Ka Dib Foolkanadii Iceland.

“Barcelona oo nasiib u yeelatay inay ku ciyaarto Garamadeeda ay hibada ku leeyihiin Manchester oo Garamo nasiibku ka hiiliyey” Kooxda Barcelona ayaa xalay u safartay...

Ciyaar Saaxibtinimo Oo Aad U Xiiso Badan Oo Dhexmartey Kooxaha Asluubta Iyo Xulka Laascanood

 Ciyaar  Saaxibtinimo oo u xiiso badan oo dhexmartey Kooxda kubada cagta ee Asluubta iyo Kooxda Xulka Gobolka Sool ayaa shalay ka dhacday Magaalada Hargeysa gaar ahaan...

Maxaad kala socotaaTariikhda ku duugan Haamaha Shiidaalka Berbera & khasaaraha ay Shirkaddii TOTAL

  Waxaa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Digreeto Madaxweyne oo xafiiskiisa ka soo baxday ku sheegay in uu u...

Somaliland oo markii ugu horreysay hor-fadhiisanaysa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Hargeysa -(Berberanews)- Dawladda Somaliland iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa markii ugu horreysay intii ay Somaliland jirtay kulan wadahadal ah ku...

Dhanxiir, Cirro iyo Total

Maansha Allaah; Alleylehe, madaxweyneheenii waa kaa damqaday xididkii kooto diidka ee uu ka qaylin jiray xilligii mucaaridka, kol hadduu shalayba cawda u jaray...

Somaliland Leader Revokes Oil-Storage Facility Permit

Somaliland,  revoked Total Mer Rouge SA’s license to manage an oil-storage facility at the port of Berbera after it failed to import fuel into the country for the...

Qurbe-joogga Somaliland: Hormoodka Halganka Ictiraaf-doonka!

Marka hore guud ahaan shacab-weynaha reer Somaliland meel kasta oo ay ku sugan yihiin aan idhaahdo “Hambalyo, Congratulation, تهنئة, Félicitation, Glückwunsch,...