Xaflad ballaadhan oo lagu furayey sanad-dugsiyeedka 2017-2018 ka ee dusgiga sare ee Al-irshaad oo lagu qabtay Hotelka Ambassador ee Hargeysa (Sawirro)

Hargeysa(Berberanews)-Xafladd ballaadhan oo lagu maamuusayey furitaanka sanad dugsiyeedka 2017-2018 ka ee Al-irshaad ayaa lagu qabtay Hotelka Ambassador ee magaalada...

Silaanyo oo ka hadlay caafimaadkiisa, xaalada waddanku ku sugan yahay iyo Dhaliilaha loo jeediyo Xukuumaddiisa.

Hargeysa-(Berberanews)-Xafiiska Warbaahinta ee Qasriga Madaxtooyada, ayaa baahiyey waraysi uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo siiyey Warbaahinta Dawladda,...

“Magacayga mustaqbalka waa Maxamed,”MO Faarax

Oradyahanka Soomaaliyeed ee haysta dhalashada Britain kuna guulaystay afarta jeer tartanka ciyaaraha Olambikada ayaa ku dhawaaqay in uu doonayo in loogu yeedho magaca...

Mukhtaar Roobow Abu Maansuur oo Muqdisho la soo gaadhsiiyey

Muqdisho(Berberanews):- Mukhtaar Roobow Cali (Abu-Maansuur) oo ka tirsanaa Hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda Al-Shabaab ee Maraykanku Lacagta Malaayiinka Doollar ah...

In ka badan sadex Boqol oo qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay Sierra Leone

In ka badan 300 oo qof ayaa loo maleynayaa inay ku dhinteen magaalada Freetown, ee caasimadda dalka Sierra Leone, kaddib robab xooggan oo daad ku fatahiyay magaalada...

Xisbiga Waddani oo ka hadlay Go’aankii Maxkamadda sare ka gaadhay murranka Golaha Wakiillada

Mukhtaar Roobow oo gaadhay magaalada Xudur

Xudur-(Berberanews)-Mukhtaar Roobow Cali loona yaqaan Abuu Mansuur, ayaa lagu soo warramayaa inuu gaadhay magaalada Xudur ee gobolka Bakool, halkaasi oo ay ku sugan...

“Qofkii diin ku barbaara, wuu ku ciraystaa-Haduu cilmaaniyad iyo gaalnimo ku barbaarana wuu ku ciraysan..” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir

Hargeysa- (Berberanews)-Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa sheegay marka qofku xaqiiqsado  in mustaqbalka diinta islaamku leeyahay,  waxay u sahlaysaa inuu ku...

Maayarka Berbera oo sheegay inaanay DP World waxba ku soo kordhin Dekedda Berbera

Hargeysa(Berberanews)-Maayarka magaalada Berbera Md. Cabdishakuur Maxamuud Cidin, ayaa sheegay inaanay DP world wax muuqda oo la taaban karo ku soo kordhin dekedda...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gobolka Sool

Laascaanood(Berberanews)-Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo oo la xidhiidha...