Hanjabaadda Puntland, Hawlgalka Somaliland ee Sool iyo Sanaag oo Qaadashada Kaadhka Cod-bixintu Ka Bilaabantay

Garoowe(Berberanews):- Maamul-goboleedka Puntland, ayaa ku hanjabay inaanay oggolaan doonin in Hal Sanduuq oo kuwa Kaadhadhka Codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka...

Xiisad ka taagan Kenya guushii Uhuru ka dib

Kenya-(Berberanews)-Dalka Kenya ayaa waxa ka taagan xiisad ka dib markii madaxweynaha xilka haya, Uhuru Kenyatta, loogu dhawaaqay in uu yahay ninka ku guulaystay...

“Annagu waa daawanaynaa riwaayada Somaliland” Cali Khaliif

“Annagu waa daawanaynaa riwaayada Somaliland waxaanay u taallaa jileyaasha metelaya” Daawo. Cali Khaliif oo farta ku goday Wasiirro hortaagan inay sii socdaan...

Alshabaab oo dhallinyaro ku toogtay Jammaame

Jamaame-(Berberanews)-Wararka ka imanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab halkaa ku toogteen labo dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in...

Maxkamadda Sare oo dab ku sii shiday muranka Aqalka Wakiillada

Hargeysa(Berberanews):- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa dab ku sii shiday murankii labada garan u qaybiyay Xildhibaannada Wakiillada oo ka dhashay qaabkii loo...

Uhuru Kenyatta oo ku guulaystay doorashada Kenya

Kenya-(Berberanews)-Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga war sugayay ee...

Xafladdii furitaanka sanad dugsiyeedka 2017-2018 ee Dugsiyada hoose-dhexe ee Al-irshaad oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor (Sawirro)

Hargeysa(Berberanews)-Xafladd-ballaadan oo lagu  furayey sanad-dugsiyeedka cusub ee 2017-2018 ee dugsiyada hoose-dhexe ee wiilasha iyo gabdhaha ee Al-irshaad...

Cirro oo khudbad ka jeediyay Laascaanood

Laascaanood(Berberanews):- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Khudbad ka jeediyey...

Kuuriyada Waqooyi ma leedahay awood ay ugu babac dhigto Maraykanka?

Kuuriyada waqooyi waa dal go’doonsan, faqri ah, balse si xad dhaaf ah xagga ciidanka uga horumarsan. Hoggaanka dalkaasi waxa ay leeyihiin hal ujeeddo oo muhiim ah,...

Saylici oo ka qaybgalay qalinjabinta Dufcadii 7aad Ee Ka Baxda Jaamacada Eelo Ee Magaalada Borama

BOORAMA(Berberanews)-Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Qalinjabinta Dufcadii 7aad Ee Ka Baxda Jaamacada Eelo Ee Magaalada Borama.