Radio Berberanews: Badhasaabka Gobolka Saaxil oo saxaafadda ugu warramay Cigaal Airport ka dib markuu ka soo noqday safar muddo bilk u dhawaad uu ugu maqanaa dalka Maraykanka

Hargeysa-(Berberanews)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka soo noqday safar fasaxeed bilk u dhawaad qaatay oo uu ugu maqanaa dalka Maraykanka.

 

Badhasaabka oo saxaafadda xogwaran ku siiyay Madaarka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa, ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedada safarkii uu ugu maqnaa dalka Maraykanka, aragtida bulshada reer Somaliland ee Maraykanku ka bixiyeen shirkii London iyo arrimmo kale.

 

Halkan ka dhegayso xogwraranka Badhasaabka oo dhammaystiran.

[audio:http://berberanews.com/wp-content/uploads/2012/02/Ramaax1.mp3|titles=Ramaax1]

Share Button
Please follow and like us:
0



%d bloggers like this: