Berbera News | Daily News Update

Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan oo 10 sanno lagu xukumay

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 10 sanno oo xadhig ah ku xukuntay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif oo loo haysto eedeymo musuq maasuq.

Waaxda la dagaalanka musuq maasuqa Pakistaan ayaa in badan dib u dhigtay dacwdaha loo haysta Nawaz Sharif.

Sharif ayaa horraan dacwad uu ka codsanaya in dib loo dhigo go’aanka u gudbiyay maxkamadda isagoo ku sugan magaalada London halkaaso lagaga dawaynayo cudurka Kansarka.

Nawaz Sharif ayaa ku tilmaamay dacwadaha ka dhanka ah isaga kuwo la siyaasadeeyay.

Xigasho Bbc Somali