Shir Ku Saabsan Maalgashiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa

Hargeysa (Berberanews)- Wasaarada Hurumaarinta Maalgashiga Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan ku saabsan Maalgashiga la yeelatay Hay’addaha iyo Shirkadaha ka shaqeeya arimaha Maalgashiga ee Dalka ka hawl gala.

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Wasaarada Maalgaashiga ayaa waxa ugu horayn Ujeedada kulankan ka warbxiyay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maalgashiga Axmed Abokor Maxamed.

Share Button
Please follow and like us:
0