Shirkadda Sharaabka SBI oo macaamiisheeda u soo bandhigtay Bakhtiyaa-nasiib

Hrageysa-(Berberanews)-Warshada Sharaabka ee SBI ayaa maanta soo bandhigtay bakhtiyaa nasiib cusub oo qofkii caba sharaabka Warshadaasi ay soo saarto ku guualysan doonaan waxyaabo ay ka mid yihiin Gawaadhi, Computaro iyo waxyaabo kale.

Madaxa suuq geynta shirkaada sharaabka SBI  Maxamed Nasiir “Waxa aan maanta halkan ku soo baandhigi doona barnaamijkii ugu weyna ee marka la isu guuyo  shirkadaaha Somaliland  la sooo bandhigo,  iyada oo looga bartay shirkada waxa ay macmiisheeda ka qaado ama lacaagta ay ka hesho ay qaab ka mida dib ugu celiso , waxa aad hore ula socoteen barnaamijkii ramaadanta ee lagu cawinayay agoomaha iyo dadka liita waa mid ka mida barnaamijadii  oo ay doonayso in ay si khaas ugu abaal mariso dadka caaba sharaabka SBI,in ay ka helan abaal marino aad u wanaagsan

.PIC_1269
Barnaamijkan ayaa magciisa la yidhaahda cab oo fariin dir   ka dibna ku guulayso , oo macnaheedu tahay qofku  waxa uu heli doona  tobaan nambaar oo ku qoran furka ku xidhan sharaabka gudihiisa kadibna waxa uu usoo dir doona 944 , ka dibna waxa ku soo bixi doonta fariinti in aad ku guulaystaSPIy iyo in kale .” ayuu yidhi Maxamed.SPI2




%d bloggers like this: