Somaliland iyo Sucuudiga oo gaadhay heshiisyo ganacsi

Jedah (Berberanews)– Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa waxa uu kulan la yeeshay masuuliyiinta xarunta ay ka diwaan gashan yihiin tijaarta iyo ganacsatada Magaalada Jidah ee dalka Sucuudiga, waxaanay labada dowladood wada gaadheen heshiis maalgashi oo caalami ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




%d bloggers like this: