Berbera News | Daily News Update

SOMALILAND: Khasaaraha 3-dii bilood ee u dambeeyey ka dhashay Shilalka Gaadiidka

Hargeysa (BerberaNews)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha ay sababeen shilalka gaadiidka ee ka dhacay Somaliland saddexdii bilood ee u dambaysay.

 

Wasiir Cabdilaahi Abokor waxa kale oo uu sharraxaad ka bixiyey shuruuc cusub oo ay xukuumaddu ku soo rogtay Gaadiidleyda iyo sharciga darawalnimada oo shuruudo adag lagu xidhay.

 

Muuqaalkan Hoose ka daawo Wasiirka oo Arrimahan ka hadlaya