Berbera News | Daily News Update

Somaliland oo ka hadashay jidgooyo lagu dilay Taliyihii aagga Taleex

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore , Xildhibaan Dhakool iyo Xildhibaan Indho Indho ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen taliyihii aaga Taleex oo ay sheegen in Ciidamada Puntland ay dileen ka dib markii ay jid gooyo u galeen.

Sidoo kale Masuulyiintan ayaa waxaa ay wacad ku mareen in ay u aari doonan sarkaalkaas laga dilay maanta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka