Berbera News | Daily News Update

Somaliland oo soo saartay go’aan ay dub ugu furtay waraaqihii isku socodka Hargeysa iyo Muqdisho

Hargeysa(Berberanews)-Xukuumadda Somaliland ayaa dub uga laabatay go’aan ay hore ugu joojisay waraaqaha (Go Home) oo ay isugu socdaali jireen dadka reer Somaliland iyo Somalia.