Shirkadda Somtel Oo Gaadhi Ay Ugu Ballan Qaaday Ciyaar-yahanka Ugu Goolasha Badan Guddoonsiisay Sadex Ciyaaryahan iyo Dareenada ku xeeran

Hargeysa(Berberanews):-Shirkada Dahabshiil grup,ayaa gaadhigii ay ugu balan qaaday ciyaar-yhanka ugu goolashaba bata ciyaaraha gobolada Somaliland ee ka socday garoonka Hargeysa Staduem ee caasmadda Somaliland ayay ku wareejisay sadex ciyaar yahan oo noqday dhanka goolasha isku mid.

Dahabshiil grup oo markii hore ugu balan qaaday ciyaar-yahanka ugu goolasha badan in ay gudoon siin doonto gaadhi grande ah ayaa maanta gaadhigii ku wareejisay sadexda ciyaar-yahan ee kala ah Cabdi Abshir(Cabdiriyaad) Maroodijeex.Axmed Siciid Cawed(Siikaawi)Sanaag.Amiin Xirsi Cumar Daadmadheedh.

shirkada Dahabshiil grup ayay ahayd in ay gaadhiga siiyaan ciyaaryahankii ugu goolasha badnaa taasoo la sheegay in ay wasaaradu kala saare waayay,taasina waxay keentay in afar ciyaaryahan ay gaadhigii wada qaataan,Dahabshiil grup ayay seegtay in ay ciyaaryhanada  wada siiso abaalmarin.

Berberanews.com

info@berberanews.com

Share Button
Please follow and like us:
0