Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo wax aan la aqbali karin ku tilmaamay Imaatinka Suldaanka Oromada

Hargeysa(Berberanews)-suldaanka guud beesha Subeer Awel Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi ayaa sheegay in ay deel qaaf tahay inta dadkii sida bahalnimada ah loogu cunay aawdaay imika la yidhaahd  dhaqanka oOomo ayaa idiin iminaya isagoo sheegay in ay shir ka yeesheen arintaas marnaba dhici doonin in ay dhacdo arintaas sidoo kale waxa uu diray hanbalyo madaxweynaha dawlda deegaanka.

https://www.youtube.com/watch?v=uw0uTkXW0uI

Share Button
Please follow and like us:
0