TACSI Marxuum CISMAAN DUCAALE DIIRIYE

Custom Search

inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Cali Xuseen Cabdulle,zahra cismaan ducaale,mahdi ali hussien, foziya ali hussien, maxamed Cali xuseen, cabiraxmaan, mustafe,  xuseen, farax , jinow iyo dhamaan qoyska xuseen cabdulle waxay tacsi tiiiraanyo leh u dirayaan geeridii ku timi CISMAAN DUCAALE DIIRIYE oo ku geeriyooday cariga ingiriiska gaar ahaan magaalada LONDON waxaanan ilaahay uga baryayaa in naxariistiisa janada ka waraabiyo.

ehelkii iyo qaraabadii u ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo

 Aamiiiin yaa ALLAAH

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=16777

Posted by on Jun 5 2012. Filed under QORMOOYIN. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta