Taliska Booliska Somaliland oo ka hadlay qoys lagu gubay Degmada Fara-weyne

Hargeysa(Berberanews)- Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland oo goor dhaweyd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu ka hadley dhacdo dalka ku cusub oo xalay ka dhacday deeganka Faro-weyne, taas oo ah reer gurigooda lagu shubay oo 5 jirikaan oo shidaal ah lagu shubay kadibna la rasaaseeyey oo la gubey, waxaana uu sheegay in arintaasi ay u soo qabteen hal eedeysane.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-




%d bloggers like this: