Berbera News | Daily News Update

“Waar Somaliland Waa Na Laysay” Prof Cali Khaliif Galaydh

Burco-(Berberanews)-Hoggaamiyihii Kooxdii Khaatumo ee nabadda qaatay, ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyeen heshiisyadii iyo wada-hadalladii dhexmaray Somaliland, isagoo sheegay inaan weli la hirgelin heshiiskii ka dhacay Magaalada Caynaba ee ay la gashay xukuummadii hore.