Berbera News | Daily News Update

Warbixin laga diyaariyay 30 sano ka dib diyaaraddii Hargeysa duqaysay

Hargeysa (Berberanews)- Waxaa hadda laga joogaa 30 sano markii diyaarado ay lahayd dowladdii militariga ee Soomaaliya ay duqeeyeen magaalada Hargeysa.

Duqayntaasi iyo guud ahaan dagaalkii ka socday goboladdii Waqooyi oo hada Somaliland  ayaa waxa wali xusuustaa dad badan oo xilligaasi goob joog u ahaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.