Wasaaradda Maaliyada oo tobabar u furtay hawlwadeennada cashuuraha

Hargeya(berberanews)- Wasiir ku-xigeenka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa waxa uu tobabar kor loogu qaadayo dakhli uruurinta u furay masuuliyiinta wasaarada Maaliyada ee gobolada dalka.

Tobabarkan oo soconaya mudo laba cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada, Agaasimaha guud ee wasaaradaasi, Agaasimayaasha waaxyaha kastamada, iyo masuuliyiin kale.




%d bloggers like this: