Berbera News | Daily News Update

Wasiir Sacad oo Faah-faahin ka bixiyay xafiiska ay dawlada Somaliland ka furatay dalka Imaaraadka

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa waxaa uu Faah-faahin ka bixiyay xafiiska ay dawlada Somaliland ka furatay dalka Imaaraadka Carabta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka