Wasiir Sacad oo ka jawaabay Eedo uga yimi Guddoomiyaha Waddani

Hargeysa (Berberanews):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay Eedaymo ugu yimid Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo la xidhiidhay Shirkad Maalgashi oo laga laga diwaan galiyay Dalka Isutaga Imaaraadka Carbat,waxaana uu sheegay in talo qaldan oo aan sax ahayn la siiyay Gudoomiye Cirro.

Share Button
Please follow and like us:
0