Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo dalka ku soo qaalbtay kana warbixiyay kulammadii dhexmaray madaxda dawladaha dalalka uu maray

Hargeysa(Berberanews):- Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray (Faratoon), ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu muddo safar dalal dibedda ah oo waddanka Maraykanku ka mid yahay ku maqnaa, waxaanu ka warbixiyey waxyaabaha u soo qabsoomay iyo madaxda dawladaha dalalka uu maray kula kulmay.

Wasiir Faratoon, waxa uu sharraxaad ka bixiyey bil iyo badh uu dalka ka maqnaa Weftigiisu iyo ujeeddada socdaalkiisu salka ku haysay, waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-




%d bloggers like this: